Gudigga Qaban-qaabadda Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Amar Culus Kusoo Rogay Wasiiradda Kheeyre!!

Reading Time: < 1 minute

Dhawaan Gudoomiye Ku Xigeenka 1-aad Ee Baarlamaanka ahna ku sii-haayaha Xilka Gudoomiyaha Golaha shacabka waxaa uu dhawaan magacaabay Xubno Qaban-qaabiyo Doorashada Gudoomiyaha Golaha shacabka Markii uu is casilay Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari oo Xilka Baneeyay.

Iyadoo ay taasi Jirto ayaa waxaa maanta war soo saaray Gudigii loo xil saaray Qabanqaabada doorashada,waxeeyna sheegeen in Wasiirkii doonaya in uu isi soo sharaxo laga rabo warqad Cadeeyneeysa in uu xilkaasi iska soo casilay.

Warkaani waxaa uu Beeneeynayaa War maanta kasoo Yeeray wasiirka Wasaaradda Dsatuurka C/raxmaan Xoosh Jabriil kaasi oo ahaa in wasiirku isku sharaxi karo xilka Gudoomiyaha Golaha shacabka

Halkaan Hoose ka Aqriso Warqada kasoo baxday Gudigga: