Gudiga Doorashada Gudoomiyaha Cusub ee Barl. Puntland oo la magacaabay (Aqriso)

Qoraal maanta  ka soo baxay Xafiiska Kusimaha Gudoomiyga Golaha Wakiilada Puntland ayaa lagu sheegay in la magacaabay gudi ka kooban 7 xubnood  oo ahaan doonaan gudiga doorashada Gudoomiyaha Aqalka Wakiilada Puntland.

Gudoomiye kuxigeenka golaha Wakiilada ee Puntland Abukaate Cabdicasiis Cabdullaahi oo ka hadlayay kalfadhiga baarlamaanka Puntland ayaa sheegay in khamiista nagu soo beegan ay dhici doonto doorashada Afhayeenka baarlamaanka, taas oo uu sheegay in ay u tartamayaan mudanayaasha golaha.

Halkaan ka aqriso qoraalka ka soo baxay xafiiska kusimaha Gudoomiyaha:

mm
Safia Ali Yasin

Muqdisho Online main headquarter is in Mogadishu, Somalia, but the office remains anonymous, because of constant threats against its staff.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here