Gudiga doorashada Galmudug oo fariin u diray Musharixiinta diidan in ay is diiwaan geliyaan

Reading Time: < 1 minute

Maalinta oo ay Taariikhdu tahay 28 Bishaan waxaa ju eg Isdiiwaan gelinta Musharixiin u tartamaya Xilka Madaxweynaha Maamulka Galmudug iyi ku xigeen kiisa waxaan is diiwaan geliayay ilaa iyo hada 9 Musharax sida gudigu uu sheegay.

 

Gudiga ayaa waxa uu sicad u sheegay in maanta hadii ay san isdiiwaan gekin aanan loo haki doonin doorashaduna ay dhici doonto 30 Bishaan oo ku beegan Khamiista soo socota Musharixiinta u tartamaya Xilka ugu sareeya ee Maamulka Galmudug ayaa loogu baaqay in ay isi soo diiwaan geliyaan.

Maamulka Galmudug ayaa waxa ka jira jahwareerkii ugu xumaa abid waxaana halkaa ladoonayaa in laga dhiso maamulo is diidan oo is barbar yaacaya waxaana hada doowladu ay wadaa qorsha ah in ay soo afjarto Doorashada Maamulka Galmudug 30 Bishaan Khamiista soo socota.

 

 

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!