Guddiga Dastuurka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo saarey Warsaxaafadeed ku saabsan wararka la isla dhexmarayo ee saxnimada Dastuurka hada jira.
Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka ayaa dhawaan waxaa uu sheegay in la xaday dastuurkii dalka u yaallay.
Gudiga aya beeniyay in la xaday dastuurka iyado an sax ahan shiyaha warka gudiga Dastuurka an la ogeyn madama qaar ka mid ah Xildhibanada Golaha Shacabka ay so bandhigeyn nuqul ka mid ah dastuurkii la xaday kaas oo qeexaya in caasimada Soomaaliya aysan aheyn Muqdisho.