Gudiga beesha Dhulbahante oo war ka soo saaray dagaalka maanta socda

Reading Time: < 1 minute

Guddiga aaya katashiga ee beesha Dhulbahante  oo war ka soo saaray dagaalka Laascaanod kasocda, ayaa sheegay in Somaliland ay duulaan soo qaaday, xili ay sheegayso ay horey u sheegtay in ay ka baxeen difaacyadooda oo ay nabad rabaan.

Beesha ayaa ku eedeeysay Somaliland in ay diyaarinaysay weerar ciidan, kaas oo ay saaka soo qaaday, waxayna sheegeen in dadka deegaanku is difaacayaan.