Gudiga Amniga ee BDKG oo ka soo horjeestay keenista ciidamada DFS (Aqriso)

Reading Time: < 1 minute

Warsaxafadeed ay soo saareen Gudiga Amniga ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa  ay ku sheegeen  in ay ka soo horjeedaan ciidamada dowladda Fedaraalka ay keentay magaalada Baydhabo. Qoralaka Guga ayaa lagu canbaareyay talaabad at qaaday dowladda Fedaraalka taas oo lagu talagaly in qalqal la galuyo aminga deegaanka Koonfur Galbeed.

Halkaan ka aqriso qoraalka

 

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!