Guddoonka BFS oo magacaabay guddiga dabagalka iyo xaqiiqa raadinta ee xisaab xirkii 4tii sano ee u dambeysay.

Reading Time: < 1 minute

Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay Guddiga daba- galka & xaqiiqa raadinta xisaab xirkii 4tii sano ee u dambeysay. 2018, 2019, 2020, 2021

Xubnaha la magacaabay oo ah isku dhaf labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa kala ah:-

  1. Senator Cabdixakiin Macalin Axmed
  2. Senator Siciid Cabdi Xuseen Cawke
  3. Xildhibaan Saciid Maxamed Cali
  4. Xildhiban Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene
  5. Xildhiban Cbdirahman Cadde Caddow
  6. Xildhibaan Saadaq Cabdullaahi Cabdi
  7. Xildhibaan Cabdiqafaar Cilmi Xaange