Guddiga isku dhafka ah ee Doorashada Madaxwaynaha oo kulan la qaatay taliyaasha Ciidamada

Reading Time: < 1 minute

Guddiga isku dhafka ah ee Doorashada Madaxwaynaha oo kulan la qaatay taliyaasha Ciidamada Milateriga iyo Booliska ayay ka wada hadleen xaqiijinta amniga guud ee Doorashada Madaxwaynaha JFS.

Kulankaan ayaan waxaa ka muuqan Taliyihii hore ee hay’adda NISA Yaasiin Fareey oo hadda ah xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka JFS.

Yaasiin Fareey ayaa horey ula kulmay eedyemo kadib markii uu ka qayb galay kulan gudoomiyaha Barlamanka Federaalka kulan la qaatey madaxda hay’adaha amniga.