Sida lagu sheegay warqad ka soo baxday Guddiga Doorashada ee Federaalka ah waxaa go’aan laga gaaray iyo heshiis qabashada Doorashada 16 Kursi ee muranka badan dhaliyay taasoo dood badan ay ka timid in lagu qabto magaalada Garbahaareey ee Gobolka Gedo.
Guddiga aya go’aamiyay in Doorashada ay ka dhacdo magaalada Ceel Waaq ee Gobolka Gedo.
Halka Hoose ka akhriso warqadda ka soo baxday Guddiga FEIT ee lagu go’aamiyay in Doorashada ay ka dhacdo magaalada Ceel Waaq.