Guddiga doorashada Puntland oo maanta shaaciyay doorashada 11 kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka oo laga soo doorto deegaanada maamulkaas.
37 kursi oo Golaha Shacabka kamid ah ayaa laga soo dooran doonaa magaalooyinka Garoowe iyo Bosaaso.
Waxaa maalmahii la soo dhaafay si dardar gelin ah ku socda qabashada kuraasta Aqalka Hoose taasoo loo mudduuyay in lagu soo afjaro Bisha Febraayo 25 sida lagu xusay shirkii Madasha Wadatashiga Qaran oo Muqdisho lagu qabtay horraantii bisha Janaayo 2022.