Guddiga Maamulka Doorashada Somaliland ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 8 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Kuraasta la shaaciyey ee doorashadooda lagu qabanayo Muqdisho waxaa ka mida kuraas ay ku fadhiyaan xildhibaannada kasoo jeeda Somaliland oo intooda badan aan ahayn wasiiro, waxayna doorashu dhaceysaa 2-da Febraayo 2022.
Kuraasta Doorashadooda la shaaciyey ayaa kala ah:
Ad
1-HOP#270.
2-HOP#271.
3-HOP#218.
– Advertisement –
4-HOP#226.
5-HOP#269.
6-HOP#268.
7-HOP#267.
– Advertisement –
8-HOP#236.