Guddiga Difaaca Golaha Shacabka oo Qilafka Siyaasadeed ee Ka Tagan Dalka ka Soo Saray Dignino Amni

Reading Time: < 1 minute

Gudiga diafaca Golaha Shacabka Soomaaliya aya siweyn waxa uu uga digayaa in uusan amniga dalka saameyn ku yeelan xiisada Siyaasadeed ee dalka ka taagan taas oo u dhaxeysa Xukuumadda iyo Golaha Shacabka.

Xiisadaas ayaa kala qeybisay Golaha Shacabka Soomaaliya,waxaana gudiga difaaca Golaha Shacabka ay ka digayaan in ay amniga xiisadaas ka taagan dalka saameyn ku yeelato .

Xildhibaan Sadiiq Warfaa,oo ka mid ah Xubnaha Gudigaas ayaa sheegay in khilafaadka jira dhanka dastuurka lagu dhameyn doono,isla markaana uu rajeynayo in aysan hor-istaagi doonin howlgallada Amniga lagu xaqiijinayo oo ay wadaan.

Shalay aya waxa dhacay Qarax galaftay dad badan oo shacab ah kuwasi oo u badnaa dhalinyaro da’yar aha iyado Xukuumadi iyo laamaheeda amanka masuulka ka aha eey ku mashquul san yihin Mooshin iyo arimo an dani ugu jirin bulshada.