Guddi loo saaray muddo kordhin loo samaynayo Golaha Wakiillada Somaliland

Reading Time: < 1 minute

Kulan ay Maanta yeesheen Golaha Wakiilada Soomaaliland ayaa waxaa ay dood uga yeesheen Mudo kordhin loo sameynayo Golaha Wakiilada Soomaaliya oo waqtigooda dhamaaday, iyaga oo Guddi u saaray.

Golaha guurtida ayaa 29 xubnood u saaray ka soo talo bixinta muddo kordhinta loo samayn doono wakiillada markii lixaad.

25 xubnood ayaa waxaa wehliya Shir guddoonka oo uu wehliyo Xoghayaha Guud ee Golaha guurtida Soomaaliland.

Hoos Ka Akhriso Magacyada Xubnaha guddiga la Magacaabey.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!