Gudoomiyaha Gudiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada dadban ayaa waxba kama jiraan kutilmaamey doorashadii shalay lagu qabtey degmada ceel waaq ee Gobolka Gedo wuxuuna sheegey iney baalmarsan tahay heshiiskii doorashada dadban.
Waxa uuna ugu baaqay Rooble in uu dib ugu laabto sixida geedisocodka Doorashada, lana waafijiyo heshiiskii 17ka Sabtember oo horay loogu heshiiyay.
Halkaan ka Daawo