Gud. Baarlamaanka oo magacaabay gudiga soo diyaarinta Sh. Doorashooyinka

Reading Time: < 1 minute

Qoraalka ka soo baxay xafiiska Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa lagu sheegay in la magacaabay gudi soo diyaariya  sharciga doorashooyinka Qaran.

Gudigaan oo ka kooban 15 qofood ayaa noqon doono gudiga ku meel gaarka ee soo diyaariya sharciga doorashooyinka Qaran. Qoraalka laguma sheegay qaabshaqeedka gudiga iyo in ay shaqadoodu ku ekaan doonto turxaan bixinta qoraalka golaha wasiirada ka soo baxay ama ay iyagu soo qori doonaa sharicga iyaga oo la tashanaya hay’adaha ay quseeyso

Halkaan ka aqriso qoraalka.