Golaha Shacabka oo So Fara Galiyay Buuqa Ka Dhex Jira Ganacsatada Iyo Wasarada Maaliyada&Cadaadiska Wasiir Beyle oo Sii Kordhay

Reading Time: < 1 minute

Xildhibaan Maxamuud Cabdiraxmaan beenebeene Gudoomiyaha Guddiga ganacasiga iyo Warshadaha golaha Shacabka Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in ay maanta la kulmayaan ganacsatada Cabashada Ballaaran muujinaayo islamarkaana ay hirgashay Shaqo joojin ay ku dhawaaqeen

Xildhibaan beenebeene ayaa hadal kiisa ku daray in ay maalinta bari gudiyada Joogtada ay go-aan ka soo saari Doonan sida uu hadalka u dhigay muranka u dhexeeya Wasaarada maaliyada iyo Ganacsatada Soomaaliyeed.

Cabashada ganacsatada ka imaaneyso ayaa waxa ka weyn tan ka imaaneyso dadka danta yare e ganacsatada ku hoosnoo kuwaa oo xirnanshaha Suuqa uu saameynti uugu weyneed