Golaha iskaashiga Maamul Goboleedyada Oo War Kasoo Saaray Doorashadii Cadaado Ka Dhacday

Reading Time: < 1 minute

Golaha Iskaashiga maamul goboleedyadda ayaa war kasoo saaray doorashaddii shalay ka dhacday Magaalada Cadaado ee lagu doortay Axmed Maxamuud Xasan Baasto.

Golaha ayaa sheegay in doorashaddaasi ay tahay mid lagu dhibaateynaayo hannaanka dowlad goboleedka Galmudug.