Golaha Iskaashiga Dowlad goboleedyadda oo war kasoo saaray hadalkii kasoo yeeray Golaha Aqalka Sare

Reading Time: < 1 minute

Golaha Iskaashiga maamul goboleedyadda ayaa war kasoo saaray Go’aankii shalay kasoo baxay Golaha Aqalka Sare ee ku aadana in dowladda Soomaaliya ay ka jawaabto Cabashadda ay qabaan maamulada , islamarkaana la xaliyo tabashadda maamul goboleedyadda.

War kasoo baxay Golaha Iskaashiga maamul goboleedyadda oo hadda uu Gudoomiye ka yahay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa si buuxda loogu taageeray dadaallada Aqalka Sare.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!