Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa war deg deg ah kasoo saaray Xaaladda Magaalada Baledweyne ee gobolka Hiiraan halkaasi oo dadkii kunoolaa ay ka barakaceen ka dib Markii daadad ku dhuftay.
Golaha Iskaashiga Dowlad Goboledyada oo War Kaso Saray Fatahadaha Ka Taaagan Baladweyne
Reading Time: < 1 minute