Golaha Dhexe ee SSC-Khaatumo oo yeeshay kalfadhigiisa-koowaad-fadhiga-18aad

Reading Time: < 1 minute

Dowlada SSC-Khaatumo oo dardargalisay howlaha dhismaha dowlad buuxda ee ka-hana qaada deegaanada hoosyimaada SSC-Khaatumo. Waxa dhawaan lagu dhaqaaqay taliyayaal, agaasimayaal iyo guudimiyayaal taas oo ujeedadeedu tahay in SSC-Khaatumo yeelato dowlad  goboleed buuxda.

Dhanka kale Golaha dhexe ee SSC-Khaatumo ayaa kalfadhigiisa koowaad fadhiga 18aad yeesshay. Kalfadhiga ayaa lagu sameeyay akhrintii koowaaad ee  hindise Sharciyedyada maamulka maaliyadda guud, cashuuraha berriga, Cashuuraha Kastamyada iyo Tacriifadaha.