Golaha Aqalka Sare oo Kala Diray Gudigi Dhex dhexadinta Golaha Shcabka Kadib Marki Ay Xukumadu Ka Biyo Cabeen.

Reading Time: < 1 minute

Iyado manta ay baahinyen Golaha aqalka sare in ay ku fashilmen dhexdhexadinta khilaafka ka dhexdhasahay Xildhibanada Golaha Shacabka aya waxa so baxaya in lakala diray Gudigii Dhexdhexadinta Khilafka lo xilsaray.

Gudiga aya lagu edeyay in aysan dhex dhexaad ka aheyn Xalinta Khilaafkasi iyado lagu edeyay in ay dhanka Xukumadu ay ka biyo cabayaan.

Moshinka laga keenay Gudomiye Jawaari aya hada fashilmay iyado Xildhibaano Xalay ku shiray Madaxtoyada Soomaaliya ay shegeyn in mooshinki uu fashilmay si qurux badana ugu heesey Heesta “NIN LAGU SEEXDO HA SEEXAN XILBAAD SIDAA HEE HA SEEXAN”.

Xukumada Soomaaliya aya ku fashilantay weerarki ay ku qaday Golaha shacabka iyado hada qorsheyneyso in kaliya ay sameyaan Foodo iyo Qalaalaaso Golaha dhexdiisa ah.