Goraanka Aadan Cadde waxa manta ka so dagay maxaabiis tiradooda gaareyso 76,kuwaasi oo laga soo daayay xabsiyada Dalka India.
Maxaabiistani Soomaaliyeed ayaa markii ay ka soo degeen Garoonka waxaa ay muujiyeen sida ay ugu faraxsanyihiin in ay yimaadaan dhulkooda Hooyo.
Xabsiyada kuyaalla dalka Liibiya aya dhawan laga soo daayay maxaabiis farabadan oo Soomaali ah,kuwaasi oo gacanta ugu jiray kooxaha Magafayaasha Dalkaasi, oo dhibaatooyin u geysta dadka Tahriibayaasha ah.
Maxabiistan manta laga so dayay xabsiyada ku yala dalka hindiya aya la micno ah in gabi ahan maxabista ku xirna dalkaasi laso dayay.