Garaadka Guud ee Garaadyada Dhulbahante oo maanta ka hadlay salaadii ciida ee lagu qabtay magalaada Laascaanood ayaa sheegay in shacabka iyo ciidanka SSC ay dagaal lagu sheegay laba kaclayn dagaal ay la gali doonaan waxa uu ku sheegay “wiilasha Muse Bixi soo diray”.
Isaga oo hadlayo ayuu yiri ” Adduunka iyo dowlada Soomaaliya waxaan u sheegaynaa mar hadii Ramadaan dhamaatay cadowguna uu gunimo dagaalan bilaabay wax aan la hadhayno majirto wixii maanta ka danbeeya”.
Hadalka Garaadka ayaa laga dhadhansan karaa in Ciida ka dib uu ka dhici doono deegaanada SSC dagaal culus oo guusha dhan-kaliya ay raaci doonto.