Ganacsade Soomaali ah oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Reading Time: < 1 minute

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya dalka Koonfur Afrika, koox bucad ah  oo aan heybtooda la aqoonin ayaa  afduubtay ganacsato Soomaaliyeed kuwaas oo la aaminsan yahay in ay ka doonayaan madax furasho lacageed.

Warka ayaa intaas ku dairy, kooxdan afduubka geeystay ayaa la sheegay in rasaas ay u adeegsadeen mid kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee koofur afrika ku sugan, inkastoo wax khasaare ah uusan soo gaarin. Booliska ayaa baaraya dhacdadan, afduubka ah ee loo geystay Ganacsadahan Soomaaliyeed.

Kooxda Burcada ah   ayaa waxa ay dileen muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Maxamed Gacal, xilli uu ku sugnaa dukaankiisa oo ku Magalada Cape Town.