Galmudug oo soo saartay jadwalka Doorashada Aqalka Sare

Reading Time: < 1 minute

Guddiga Doorashada GalMudug ayaa caawa saq dhexe soo saaray jadwalka Doorashada aqalka sare taasoo aay ku tartami lagu tartami doono shan ka mid ah kuraasta sideedda ah ee aqalka sare

Musharaxiinta uu soo gudbiyay Qoor Qoor ayaa waxa aanan ku jirin Guddoomiye ku xigeenkii aqalka sare Abshir Bukhaari oo liiska uu ka saaray Qoor Qoor.

Waxaa sidoo kale liiska ka maqan Sheekh Yusuf Cali Ceynte iyo Musharaxiinta in dhaweydba Muqdisho ku qabanaayay shirar aay ku dalbanayeen in loo caddaalad falo oo loo ogolaado in aay tartamaan

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!