Galmudug oo shaacisay qabashada doorashada 21 Kursi

Reading Time: < 1 minute

Guddiga doorashooyinka Maamulka Galmudug ayaa shaaciyay 21 kursi ee taalay Dhuusomareeb.

tirada guud ayaa ahayd 26 kursi balse horey ayaa loo qabtay afar kursi.

Magaalada Galkacayo waxaa taalo iyana 11 Kursi oo aan wali la shaacin.