Guddiga doorashooyinka Galmudug ayaa soo gudbiyay musharixiinta isu diiwaangelisay u tartamidda 4 kursi oo berri 03/02/2022 Doorashadoodu lagu qabanayo Dhuusamareeb.
#HOP139: Waxaa ku fadhiyay Cabdixakiim Macalin Axmed oo xubin ka ah Aqalka Sare.
#HOP049: Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo ku fadhiyay ayaa markale u tartamaya Kursigaan.
#HOP051 Xasan Macalin Maxamuud Sheekh Cali ayaa ku fadhiyay balse looma diiwaangelin u tartamidda kursigaan.
#HOP061: Cabdiweli Maxamed Qanyare Afrax ayaa ku fadhiyay Baarlamaankii 10aad balse sooma gelin diiwaanka musharixiinta.