Gabadh 5-jir oo lagu Kufsaday  Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir (Aqriso)

Reading Time: < 1 minute

Sida ay sheegayaan wararka aynu ka heleeyno degmada yaaqshiid ee gobolka Banaadir nin da’diisa lagu sheegay 30-jir ayaa waxaa uu fal fool xun kula kacay gabadh aad u da’a yar oo jirtay 5-sano.

Ninkaan oo la sheegay in uu iibin jiray barafka ayaa waxaa ay wararku sheegayaan in uu hada ku xiran yahay Saldhiga degmada yaaqshiid.

Maamulka degmada yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa waxaa ay diideen in ay hadlaan arinkaan,waxaana ay sheegeen in uu ka hor istaagay Saadaq joon.

Ehelka dhalay gabadha ayaa sidoo kale waxaa la sheegay in lagu wargeliyay in aysan ka hadli karin,falkaan

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!