Gaari walxaha Qarxa lagu soo xiray oo ku qarxay Muqdisho

Qarax gaari lagu xiray ayaa waxaa uu goordhow ka dhacay xaafadda 1-da Maajo ee degmada Waaberi, ee magaalada Muqdisho.

Inta la xaqiijiyey sarkaal dowladda ka tirsan ayaa ku dhaawacmay, waxaana burburay qeybo ka mid ah gaariga qarxay.

Wararkan oo dhameystiran dhawaan naga filo

Advertisements
Xayeeysiin