Wararka inga soo gaaraya Degmada Matabaan ee Gobolka Hiraan ayaa waxa ay sheegayaan in halkaa kooxo hubaysan ay rasaas ku fureen Gaari uu la socday Wasiirka Arimaha gudaha Soomaalia Cabdi Maxmad Sebriye Qarafaan.
Wararka hada inaga soo gaaraya matabaan ayaa waxa ay kusoo waramayaan in xaalada magaalada ay tahay mid kacsan madaama maanta Magaalada laga saaray Ciidamadii Ahlusunna ee horay u joogay kadib Dagaal halkaa ka dhacay waxaan Hada ku sugan Magaalada Ciidamo ay Dowladu Kol hore gaysay deegaanada Galmugud.
arin aad u cakiran ayaa waxa ay kataagan tahay Galmudug waxaana arintaa sii kala fogaynaysaa Ahlusunna iyo Dowlada Federaalka Somaalia.