Gaari Qarax sida oo lasoo dhigay Agagaarka Hotel Wehliye

Reading Time: < 1 minute

War hada soo dhacay ayaa sheegaya in Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa uu yaallao Afaafka hore ee Hotel Wehliye oo ku yaalla Nawaaxiga Xarunta Madaxtooyadda Soomaaliya.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa isku gadaamay Goobta uu qaraxa yaalla,isla markaana waxaa ay ku howlan yihiin sidii ay ukala fur furi lahaayeen qaraxaas.

Sidoo kale waxaa gabi ahaanba la xiray Wadooyinka soo galaya iyo kuwa kabaxa halkaasi