Gaari Laga Soo Buuxiyay Waxyaabaha Qarxa oo Lasoo Dhigay Isgooyska Km4

Reading Time: < 1 minute

warar haatan nasoogaraya ayaa sheegaya in gaari laga soobuuxiyay waxyaabaha qarxa in la soodhigay isgooyska km4 oo ay ciidamadu xireen wadooyinka soogala halkaasi

Ciidamada Amniga ayaa dadka ku amraya inay gabi ahaan ka dheeradan goobta uu yaalo gaariga, waxeyna wadaadaan dadaalo ay ku ogaanayan in uu gaarigan Qarax wado iyo in kale.

Sikastaba ha ahaatee waxaa dhawaanahanba caasimada kusoo kordheysay weerarada iyo qaraxyada ay al shabaab ka geeytaan iyadoo ay daciiftay awoodii iyo quwadii ay lahaayeen ciidamada amaanka