Gaalkacyo oo Lagu Qabtay Rag Lerarka Soolarka Kala Baxa Batariyada uu Ku Shaqeeyo

Reading Time: < 1 minute

Xirsi Yuusuf Barre oo ah Duqa Degmada Gaalkacyo ee Magaalada Gaalkacyo dhanka Galmudug ayaa sheegay in ciidanka ammaanka Maamulka Magaalada Gaalkacyo ay gacanta ku dhigeen Kooxo la baxa Batariyada uu ku shaqeeyo soolarka Cadceedda ku shaqeeya ee laga hirgaliyey Magaaladaasi.

Isago Warbaahinta kula hadlay gudaha magaalada ayu shegay in dhawaan ay caddaaladda la horkeenayo raggaan oo falkaan dhawr mar sameeyey illaa intaasna ciidamada ammaanku ay ku daba jireen.

Inta badan leerarka Cadceeda ku Shaqeya ee Soolarka ee Magaalada Gaalkacyo aya ah kuwo densan oo batariyada lagala baxay.