Fly Dubai oo duulimaad cusub ka bilaabi doonta Puntland

Reading Time: < 1 minute

Shirkada Fly Dubai oo ka mida ah shirkadda diyaaradaha Imaaraadka (Emirates) ayaa waxa ay dhawaan ka bilaabi doontaa deegaanka dowlad Goboleedka Puntland suulimaad joogta ah. Waxaa heer gaba-gabo ah maraya wadahadalka shirkada Fly Dubai iyo dowlad Goboleedka Puntland.

Shacabka ku dhaqan degaanka Puntland iyo guud ahaan dadka Soomaaliyeed ayaa waxaa ay helayaan fursad ay si toos ah uga soo dulaan diyaradda Emirates ka dibna ay Soomalaiya ugu soo dulaan Fly Dubai.

Shirkada Fly Dubai ayaa waxa ay hadda ka sameeysaa duulimaad joogta Dalka la magacbaxay Soomaalind.