Xildhibaan Fiqi ayaa wareeysi dhinacyo badan taabanayo siiyay warbaabinta Soomaalida. Wareeysigaas ayuu si faahfaahsan uga hadlay dhibkii ka dhashay safarkii Xassan Kheyre.
Xidlhibaanka ayaa ku eedeyay Dowlada Fedaraalka in ay iyadu kala qaybisay dadka dega Glamudug dhibaato horlehna uu u horseeday.
Halkaan ka dhagaysigo wareeysigaas.