Feysal Cali Waraabe oo Jawaab Iyo Weerer Afka Ah Ku Qaaday Raisul Wasaare Xasan Cali Kheyre

Reading Time: < 1 minute

Godomiyaha Xisbiga Ucid ee Maamulka Somaliland Feysal Cali Waraabe aya ka hadlay heshiis lagu qeybsaday Dekade Barbara waxaana uu Feysal Cali Waraabe uu ujawaabay Hadal dhawan uu shegay Raisul Wasaare Xasan Cali Kheyre.

Eng Feysal Cali Waraabe oo Waxyaabo Badan ka hadlay aya shegay in dowlada soomaaliya oo ay horkacan Farmaajo iyo Kheyre aysan maamuli kari dekada kismaayo Iyo Dekeda Boosaaso.

 

 

https://youtu.be/qQSiI6D6x3M