Faysal Cali Waraabe oo soo dhaweeyay Go’aanka Baarlamaanka Soomaaliya

Reading Time: < 1 minute

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah UCID ee Somaliland Eng. Faysal Cali Waraabe oo maanta warbaahinta kula hadlay gudaha magaalada Hargeysa ayaa si weyn u taageeray mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana uu sheegay Gudoomiye Waraabe inay haboon tahay in la taageero mooshinkaasi oo xildhibaanada uu ugu baaqay in lasii xoojiyo.

Halkaan ka dhagayso hadalkiisa