Farmaajo oo si deg deg ah looga dalbaday in uu sii-daayo Wasiir Janan oo u xiran

Sida Muqdisho online wararka ku heleeyso odayaasha dhaqanka beesha mareexeen ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ka daldabay in uu si deg deg ah usoo daayo wasiirka tirsan Jubbaland oo in maalmo ah si sharci daro ah ugu xiran.

Odayaasha dhaqanka ayaa wacad ku maray in ay qaadayaan talaabo adag hadii aana lasoo deeyn wasiirka,waxaana ay Madaxweynaha u qabteen maalmo kooban.

Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa ay arrinkaani ku noqday culeeys filan waa ah,waxaana la ogeeyn go’anka Farmaajo uu arrintaan ka qaadan doono

Beesha mareexaan ayaa horay kalsoonida ugala laabay kooxda Nabad iyo Nolol

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here