Farmaajo oo looga yeeray dalka Qatar! Maxaa soo kordhay?

Reading Time: < 1 minute

Madaxweynaha xilkiisa dhaamaday Farmaajo  ayaa waxaa looga yeeray dalka Qatar iyada oo lagu wargaliyay inuu  sida ugu dhaqsiyaha badan leh uu  ku tago dalka Qatar.

Amarka ka soo baxay Amiirka dalka Qatar ayaa ah mid la xiriira arimaha doorashooyinka iyo doorka ay dowlada Qatar ku leedahay. Waxaa maalinba maalinta ka danbeeysa isa soo taraya walwalka caalamka ka qabo in dalka Soomaaliya ay ka dhaco dagaal sockeye oo salka ku haya arimaha doorashooyinka.

Farmaajo oo wato wafdi kooban ayaana ku wajahan dalka Qatar. Lama oga waxadowlada Qatar  ay kala hadli doonto Farfmaajo laakiin warar xo’ogaal ah oo ay heshay MOL ayaa sheegaya inay safarkaan uu  yahay mid ay ka danbeeysay dowlada Maraykanka oo dooonaysa in xal deg deg ah loo helo khilaafka ka taagan arimaha doorashooyinka.

Warar dheeraad ah naga filo

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!