Farmaajo oo lacag la tagi doono Magaalada Baydhabo! Sabab? Waase imisa?

Reading Time: < 1 minute

MW Farmaajo ayaa waxa uu qorshaynayaa in uu la tago Magaalada Baydhabo lacag gaaraysa $7.1 Milyan oo dollars taas oo dhawaan laga keenay dalka Qatar. 

Lacagtaan ayaa Madaxweyne  goboleedkastaa waxaa loo qorsheyay in la siiyo lacag gaaraysa $1.5 Milyan si uu ula safto dowlada. Taas oo macnaheedu tahay in dowlad goboleedyadda laga soo wareejiyo mowqifkoooda ku aadanaa Imaaraadka Carabta. 

Qorshahaan ayaa waxaa dajiyay Sharif Xassan oo dalaal ka ah arintaan. Waxaana Macquul ah in Farmaajo lacagta laga cuno dhowr asbuuc ka dibna dagaalka dib loogu noqdo. 

Waa nasiib xumo ah in laaluush lacag lagu bixiyo iyada dad badan oo Soomaaliyeed baahi la il daran yihiin. 

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!