Reading Time: < 1 minute

Xiisad dagaal oo u dhexeeysa Dowladda Federaalka Soomaalia iyo Maamulka Jubbaland ayaa waxa ay ka taagantahay Deegaano ka tirsan Gobolka Gedo waxaana Halkaa ka socdo dhaqdhaqaayo xoogan oo ay labada dhinac  wadaan.

Xiisadaan ayaa waxa ay timid ka dib markii ay Gobolka Gedo ka degeen Ciidamo gaaraya 200 kuwaa ay Dowladu ka dirtay Magaalada Muqdisho waxaan Ciidamadaa la doonayaa in ay Gacanta ku dhigaan Deegaanada Gobolka Gedo.

arintaa ayaa waxa ay tahay mid cabsi weyn abuuri kartaa Xiisad Dagaal oo u dhiigbadan ku daato waxaan Saraakiil ka tirsan Jubbaland ay inoo sheegeen in wixii arintaa ka dhasha ay dusha saaran doonaan Madaxda Dowladda Soomaalia.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here