Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay in madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed uu berri booqan doono dalka Eritrea.
Farmaajo ayaa casuumadka helay Madaxweynaha Eritrea isias afewerki Soomaaliya iyo Eritrea kama dhaxeeyo xiriir wanaagsan waxaana dhowr jeer Dowladda Eritrea lagu eedeeyay in ay taageerto Kooxda Al shabaab
Warar hoose oo aanka heleyno Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Farmaajo safarkiisa ayku wehlin doonaan Wasiiro Xildhibaano katirsan Kooxda Qiyaano Qaran waxaana la fahansanyahay in Eritrea lagu soomaleegi doono Qiyaano iyo dagaal cusub oo laga dhex bilaabo shacabka Soomaaliyeed