Farmaajo oo aad ugu faraxsan Dabinka loo maleegayo Beesha Mareexaan

Reading Time: < 1 minute

Waxaa sii xoogaysanaya Weerarka qaawan oo uu farmaajo ku qaaday Beesha Mareexaan waxaana uu maalimihii la soo dhaafay Gobolka Gedo ku sii daad guraynayay Diyaarado sida Askar aad u hubaysan.

 

Saakaya ayaa ugu dambaysay Waxaa Degamada Luuq laga dejiyay Diyaarad siday hub aad u tira badan iyo Ciidamo ku waa oo laga qaaday Magaalada Muqdisho.

 

Waxaa sidoo kalle wararku sheegayaan in Farmaajo uu diiday in uu Beesha ku qanciyo waxa uu ugala danleeyahay Ciidamada faraha badan ee uu ku sii qufayo Magaalooyinka Gobolka Gedo.