Falanqeeyn:-Soomaaliya yaa u Muhiimsan Jabuuti Iyo Elatareeya, (VIDEO)

Reading Time: < 1 minute

Danjire Maxamed Nuur Caalim waa Dibloomaasi Soomaaliyeed oo la soo shaqeeyay midowga yurub iyo Soomaaliya kana faalooda arimaha geeska Africa iyo xaaladaha kala duwan ee Soomaaliya, waxa uu ku noolyahay dalka Finland.

Waxa uu Caalim ka hadlayaa Eretriya iyo Jabuuti oo saameyn ku leh Soomaaliya.