Iyado Manta uu Magaalada Doha ee dalka qadar uu gaaray Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Guud Bashiir Maxamed Jaamac Bashiir Goobe aya warar an helnay waxa ay shegayan in halkaasi loga yeeray.
Safarka doha ee Taliyaha aya ilo ku dhaw madaxtoyada shegeyn in uu orshahaaasi uu laha Fahad Yasiin oo dowlada Qadar u qabilsan arimaha somaliya iyo xog gudbinta siyasada somaaliya.
Agaasimaha Madaxtoyada oo ka duulaya qorshaha Ciidanka Difaaca Shacabka ee halista ku ah soomaaliya uu safarkasi u qorsheyay Basiir Goobe,iyado halkaasi ay kulamo ku yeelan doonan Xubnaha sare ee Cidanka Sirdonka Qadar.
Waxa ay wararku shegayan in Taliyaha Cidanka Asluubta uu halkasi kuso soo saxiixi doono fulinta qorshaha lagu balaarinayo Ciidanka Difaaca Shacabka ee fulinaya dilalka qorsheysan iyo Weerarada Argagixiso.
Ciidankan oo hada ku sugan madaxtooyada iyo qeybo ka mid magaalada muqdisho aya cabsi xoogan ay ka qaban shacabka ku dhaqan magaalada muqdisho,iyado ciidamadaasi loo hujiyay dareeska ciidanka.