Fahad Yaasiin Xaaji Daahir Basaaska Dowlada Qadar ee Soomaaliya aya dajinaya kaartada uu Xilka Gudoomiyenimo kaga tuuraayo Gudoomiye Jawaari oo u arko ninka hor taagan in uu fusho danahiisa gaarka ah.
Madaxweyne Farmaajo oo saaxib dhaw la ah Fahad Yasiin Xaji aya waxa uu fahad Madaxweyne Farmaajo ku Cadaadinaya in uu jawaari meesha ka saaro.
Fahad Yasiin aya la aamin sanyahay in yahay shaqsiga soo faray Madaxweyne Farmaajo in uu Jawaari ku dhaho is casil Xukuumadu isma Casileysee.
Gudoonka Golaha Shacabka ayanan qarin wixii dhex maray Madaxweyne Farmaajo waxa uuna cadeeyay in uu Qas wade qarsoon uu yahay Madaxweyne Farmaajo iyo kooxda uu la safan yahay.
Fahad Yasiin aya ah Shaqsiga ugu sareeya ee dalka talada bixiya isago haga Madaxda ugu sareysa ee Kooxda Qiyaano Qaran.