Faah-faahino dheeraad ah oo kasoo baxaysa Dil ka dhacay Muqdisho

Reading Time: < 1 minute

Falkaan Dilka ah ayaa ka dhacay degmadda Shibis gaar ahaan Iskuul Muqdisho ee Degmadaaas ku yaala.

Goobjoogayaal ayaa inoo sheegay in askari ka tirsan Dowladda uu toogtay nin ku hubeysnaa Qoriga Ak47 oo mooto saarnaa,balse aan wadanin dharka Ciidanka.

Goobta uu dilka ka dhacay waxaa gaaray Ciidamadda amaanka,waxaana socda baaritaan

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!