Faah Faahin Qarax ka dhacay Beledweyne

Reading Time: < 1 minute

Ku dhawaad 15 qof ayaa haddda la xaqiijiyay in aay ku geeriyoodeen qaraxii ka dhacay baladweyne,

Gaari nooca xamuulka qaado oo waxyaalo qarxa lagasoo buuxiyay ayeey ciidamada dowlada ku celiyeen agga horseed, balse waa uu qarxay waxanaa uu donayay in uu galo xerada lamagalaay

Dad nool ayaa ku hoos jira guryaha dumay oo ka ag dhawaa meesha qaraxa uu ka dhacay halka dad kalana lasoo bedbadiyay iyagoo dhawac qaba,

Cisbitaalka guud ee baladweyne ayaa la gaarsiyay dad qaba dhawacya kala duwan, wali majiro tirakoob iyo xog rasmi ah oo xaqiijin karata khasara rasmiga ah ee qaraxa magalada u geestay