[FAAH FAAHIN] Gaari ay la socdeen Ciyaartoy oo lagu Qarxiyey Magaalada Kismaayo

Reading Time: < 1 minute

Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inuu halkaasi ka dhacay Qarax lala beegsaday Gaari ay la socdeen koo ciyaartoy ah oo ka dhisan halkaasi.

Waraxa ayaa la sheegay inuu qabsaday Gaari Bas ah oo ay la socdeen cayaartoyda kooxda JCCI ee magaalada Kismaayo, waxaana lasoo weriyey inuu qaraxu geystay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac..

Gaariga qaraxu haleelay ayaa gabi ahaanba ku gubtay qaraxa, waxaan goobta gaaray ciidamada Amniga, iyadoo uu socdo gurmadka loo fidinayo dadka ku waxyeeloobay.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!