Magaalada marka ayaa hadda Dagaal ka socda waxaana Hawada laga Saarey isgaarsiinta magaalada marka iyadoo meel uu ka khudbeynaayey Ra,iisul wasaaraha somaliya Hassan Ali kheyre lagu weerarey hoobiyeyaal
Ururka Alshabab ayaan welli sheeganin weerarkaan iney iyaga Qaadeen iyo in kale
Sedex diyaarad oo ah kuwa Helikobtarka ah ayaa hadda ka Baxey Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho waxayna aadeen magaalada marka oo isgaarsiinta ay ka jaran tahay
Ra,iisul wasaaraha somaliya Hassan Ali kheyre isagana magaalada marka ayuu welli joogaa wuxuuna sugayaa ciidamo gurmad ah oo ay soo direen AMISOM si looga soo qaado magaalada Marka.
Ra,iisul wasaaraha somaliya Hassan Ali kheyre ayaa isticmaalaaya Teleefoonka layiraahdo Turaaya oo aan wax shaqo ah ku laheyn iskaarsiinta somalida ay isticmaalaan